Axmed Madoobe: “Ciidamada DF waxay boob ku hayaan shacabka gobolka Gedo”

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyey shirka Golaha Xukuumada Jubaland kaasoo maanta ka qabsoomay xarunta Madaxtooyada Jubaland. Madaxweynaha Jubaland ayaa ugu horeyn Golaha Wasiiradda oga warbixiyey xaalada siyaasadda Dalka, Amniga iyo Dowladaha Hoose oo dhawaan dhismahooda laga bilaabay Degmada Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose. Axmed Maxamed Islaam ayaa ku dheeraaday … Continue reading Axmed Madoobe: “Ciidamada DF waxay boob ku hayaan shacabka gobolka Gedo”